Erdogan oo Putin ku qanciyey inu ku laabto heshiis uu maalmo ka hor ka baxay

Madaxywaynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay inuu dib u bilaaban doono Heshiiskii dhoofinta Qamadiga Ukraine ee badda Madow. Erdogan oo wadahadal la yeeshay Madaxweynaha Ruushka ayaa sheegay inuu Putin ku qanciyay in heshiiskaasi dib u dhaqan galo kadib markii uu Ruushku maalmo kahor iskaga baxay heshiiskan. Madaxywaynaha Ukraine ayaa maalin kahor sheegay iney … Continue reading Erdogan oo Putin ku qanciyey inu ku laabto heshiis uu maalmo ka hor ka baxay